Forex Lifetime Mentoring Programe

Waa barnaamij tababar iyo hagid joogto ah oo loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu noqdo Forex Trader xirfad leh. Waxaad heli doontaa casharro dhamaystiran, live sessions, falanqayn suuqeed, taageero joogto ah iyo mentoring nolol dhan ah.

 Isdiiwaangeli hadda si aad u bilowdo safarkaaga Forex Trading.