live training
About Course
Maka soo daashay ka guul gaarida ganacsiga ama suuqa adduunka ugu weyn ee forex ?
ma la’ladahay Strategyad ay gacantaada ku fariisato kuuna shaqeyso?
Ama ma tahay qof dhalinyaro ah oo doonayo inuu ka xuroobo shaqada uu joogtada uu xaadiro ee lagu maamulo dhaqaalo buuranna uusan kasoo galin ?
Mase tahay qof dhalinyaro ah oo sanadkan ama sanado kahorba school ama jamacad kasoo qalin badashay balse wali aanan shaqo helin haddana shaqa raadis ah rabana inuu barto xirfad ganacsi uu si iskiis ah ugu shaqeysan karo.
Haddey jawaabahagu HAAA yihiin waxan kuu hayaa fursad cusub oo ay ku siinayaan ganacsato muddo kujirtay suuqan Forex khibrad badanna uleh kuwaas oo kugu soo dhaweynaao academyadda kheyraatacademy.com/ ayagoona barashada iyo ka ganacsiga suuqa qeybihiisa kala duwan ku baraayo Waxaana ku baran doontaaa koorsada micnaha guud ee suuqa Forex,